
Socdaal dheer oo aan galay, kaas oo ka Bilaabmay qof Marxist iska jecel oo Maarkisiyada Sharaabsan Jidkaa Dheer oo ka Bilaabmay buuga Das Kapital oo uu karl Marx qoray 1867 kuna Xigay Communism Manifest oo ay wada qoreen Millionaire Fededrig Eenjalis ayaan uga Dhacaadhacay Hegel ilaa aan ka Gaadhay Young Hegelians ama Left Hegelians oo ahaa koox Intellectuals oo German oo sii Horemariyay Aragtidii philosopher Hegel

Waxan jecelaan lahaa inay Marxist kusoo laabato somalida mar kale